Author Archives: xasan kaahiye

Aqriso : War Saxaafadeed kasoo baxay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee 2016-ka

doorashada

Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) ayaa soo saaray War-Saxaafadeed ay uga hadlayaan halka uu marayso Howlaha Doorashooyinka ee Guddigaasi loo Igmaday. Guddiga ayaa sheegay in ay sameenayaan dadaal kasta oo lagu hubinayo in hannaanka geeddi socodka doorashooyinka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare in ay ku qabsoomaan waqtigii loogu tala galay. Waxa ay Sheegeen Guddiga Doorashooyinka in ay xoogga saarayaan ...

Read More »

Maxkamada sare ee Soomaaliya oo fursad shaqo soo bandhigtay

fursadshaqo-300x186

Maxkamada sare ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay ogeysiinaysaa bulshada Soomaliyeed inay u baahantahay, hal qof oo noqondoona xiriiriyaha mashruuca LOA. Mashruucan waxaa maalgelin ku samaynaya barnaamijka horumarinta Qaramada Midoobey ee UNDP.   Hooska ka akhriso faah-faahin dheeraad ah.     TERMS OF REFERENCES for Letter of Agreement (LOA Coordinator) Federal Republic of Somalia Supreme Court TERMS OF REFERENCES for ...

Read More »

Amar dhabar jab ku ah musharixiinta oo lagu soo rogay garoonka Aadan cadde

top-news1

Warqad ka soo baxday maamulka garoonka diyaardaha muqdisho ayaa lagu amray in Warbaahinta aysan garoonka soo geli karin muddo 60 cisho. Go’aankan oo ka soo baxay Maareeyaha Guud ee Maamulka Amniga Garoonka ayaa ah mid lid ku ah Musharaxiinta dalka imaanaya ee doonaya in taageerayaashooda ku soo dhoweeyaan Garoonka, taasoo ah mid caburin ah iyo in indhaha Warbaahinta laga xiro ...

Read More »

Doon ay saarnaayeen 600 oo ruux oo ku degtey xeebaha dalka Masar

doon

Ugu yaraan 29 ruux ayaa geeriyootay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay xeebaha dalka Masar, iyadoo la la’ yahay inta badan dadkii saarnaa doontan halka tiro dad ah laga soo badbaadiyay. Doontan ayaa la sheegay in ay saarnaayeen lix boqol oo ruux kuwaasoo 150 ka mid ah la soo babaadiyay sida ay warbaahinta dalka Masar ay sheegeen. Wararka ...

Read More »

Madaxweyne Xasan oo sharci daro ku tilmaamay Heshiiskii dhawaan ay wada gaareen Somaliland iyo shirkad Imaaraad ah..

xasan-xanaaq_1-150x150

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag uga hadlay Heshiis ay wada gaareen Maamulka Somaliland iyo Shirkad laga leeyahay dalka Imaaraatka Carab oo dhawaan lagu wareejiyay maamulka Dekada Berbera. Waxa uu sheegay Madaxweynaha Soomaaliya Heshiiska ay wada gaareen maamulka Somaliland iyo Shirkada DPWorld ee dalka Imaaraadka laga leeyahay uu yahay mid sharci daro ah oo aysan raali ka aheyn ...

Read More »

Banaan bax looga soo horjeedo muranka Badda oo Muqdisho ka socda

bananbax

Banaan bax ballaaran oo looga soo horjeedo muranka Badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka socda Magaalada Muqdisho. Banaan baxan waxaa soo qaban qaabiyay maamulka Gobolka Banaadir, iyadoo boqolaal shacab ay taaganyihiin Fagaaraha Daljirka Dahsoon, halkaas oo masuuliyiinta gobolka banaadir iyo xubno katirsan dowladda wakhtigeedu uu dhamaaaday ay shacabka kula hadlayaan. Khudbada masuuliyiinta ayaa laxiriirta sidii ayey ku sheegayaan ...

Read More »

Dowladda Britain oo Shirweyne martigelinaysa, xero Milaterina ka samaysanaysa Somaliya iyo waxbadan oo ay ka hadashay Theresa May

theresa-may

Ra’iisul Wasaaraha UK Theresa May ayaa khudbadii u horeysay ka jeediyay Shirka golaha guud ee loo dhan yahay Qaramada Midoobey ee ka socda magaalada New York, iyadoo soo hadal qaaday kaalinta UK kaga jirto Arrimaha siyaasada iyo ammaanka Soomaaliya. Theresa May ayaa sheegtay in Soomaaliya ay taageero la garab taagan yihiin laga soo bilaabo sanadkii 2010 illaa iyo maanta, waxaana ...

Read More »

Sawirro: Alshabaab oo soo bandhigay qaabkii ay ula wareegeen deeganka Moqokori

gar15

Al-shabaab ayaa soo bandhigay sawiro ku saabsan qaabkii ay ula wareegeen degaanka Moqokori oo ka tirsan gobolka Hiiraan kadib markii ay halkaas isaga tageen ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowlada oo degaankaas muddo badan ku sugnaa. Sawirro lagu soo bandhigay baraha internetka ee Al-shabaab ayaa waxaa ka muuqanayey qaar ka mid ah dagaalyahanada kooxdaas oo dhexmaraya bartamaha degmadaas, iyagoo saf saf ...

Read More »

Five million in Somalia don’t get enough food, UN report says

crur-1

Tears filled Amina Nur’s eyes as she cuddled her frail-looking child with a sunken chest. She and her family returned to Somalia five months ago after several years in a refugee camp in neighboring Kenya, but she regrets that now.   Nur is among thousands of Somalis who fled at the height of a devastating famine which killed over half ...

Read More »