Author Archives: xasan kaahiye

Suspect arrested in killing of ICRC worker in Somalia

icrc-696x392

An employee of the International Committee of the Red Cross (ICRC) has been killed in central Somalia on Tuesday by unidentified gunmen, an official confirmed. Somali authorities in Amara village, south of Mudug region in central Somalia said the security forces have maned to arrest the killer following the shooting of the ICRC staffer. The ICRC employee whose name has not ...

Read More »

US warns citizens in Somalia of election fraud

flag-696x348

Unites states said it is committed to credible electoral process in Somalia, as the horn of Africa nation is sworn-in Tuesday 281 MPs to form its 10th parliament. The United States of American threatened grave punishment over electoral fraud by its Somali-American citizens joined the new Somali parliament. “Grave instances of corruption by US citizens overseas are punishable under US ...

Read More »

Xasan Sheekh Oo Xaaladda Ku Xuntahay, Xildhibaanno Badan Oo…

xasan_yaaban_wareeray-2

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna musharrax Madaxweyne waxaa iminka soo galay walwal ah in uusan markale kusoo laaban Villa Soomaaliya, kadib markii la sheegay in uu waayey xildhibaanno uu ku tashanayey. Ku dhowaad 20 xiildhibaan oo markii hore Xasan Sheekh ku garab ahaa ayaa la sheegayaa in markaan ay dhankooda ka baxeen, islamarkaana Xasan waxaa soo wajahay cabsi daran. ...

Read More »

Faah Faahin: Nin Dhagool Ah Oo Ismiidaamin Ka Fuliyey Jalalaqsi

qarax-xarunta-gobolka-banaadir-640x360

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Ismiidaamin ah oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.. Maxamed Cabdulle Fiidow oo ah guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ayaa u sheegay Warbaahinta in qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Maqaayad ku taalla degmada Jalalaqsi uu ku dhintey Hal nin oo is qarxiye ah. Waxa uu sheegay guddoomiyaha in shaqsiga ...

Read More »

Nabadoon caan ahaa uu lagu Dilay Magaalada Muqdisho

capture

Kooxo ku hubeysnaa bistoolado ayaa lagu soo waramayaa in Xalay Degmada Hiliwaa ee Magaalada Muqdisho ay ku Dileen Nabadoon caan ahaa. Nabadoonkan oo lagu magacaabi jiray Axmed Dhoore ayaa labo Ruux waxey ku toogteen Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir. Goobjooge ayaa waxuu sheegay in Nabdoonka uu ka soo baxay masjid uu ku soo tukadalay Salaada Cishaha markii la dilayay. Nabadoonkan ...

Read More »

XOG: Cumar C/rashiid Iyo Musharrax Jibriil Oo Is Fahmay

top-secret2-4

Xog hoose aan helnay ayaa waxay sheegeysaa in xilligaan ay is fahmeen musharraxiinta kala ah Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo sidoo  kale Jibriil Ibraahim Cabdulle. Labada Musharrax oo mid walbo rajo aad u wanaagsan ka qaba inuu noqdo madaxweynaha Soomaaliya ee soo socda, ayaa hadana wararka waxay sheegayaan in ay si hoose u kulmeen. Arrinta ugu weyn ayaa ahayd in ...

Read More »

Gabadha Ugu Da’da Yar Ee Baarlamaanka Oo Durba Ka Dhowaajisey War Farxad Geliyey Shacabka

capture

Ikraan Aadan Absuge, waa 26-sanmo jir, waxa ay ugu yar tahay xilidhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka Federaalka, gaar ahaan waa aqalka hoose. Wareysi ay bixisey waxay ku sheegtay iney aad ugu faraxsan tahay in xilkaan ay qabato, waxaana ay sheegtay sababaha ku dhaliyey arrintan iney qeyb ka tahay isbedal doon degdeg ah. Dhaarta ay dhaaratay waxay Ikraan ku sheegtay in ...

Read More »

Cali Khaliif: Habar-Gidir iyo Daarood lama tartami karaan Xasan Sh ee ha quustaan (DAAWO)

capture

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State Cali Khaliif Galeyr ayaa shaaca ka qaaday in beelaha Daarood aysan ku guuleysan doonin xilka madaxweynaha Soomaaliya. Isagoo ku sugan Buuhoodle ayuu Cali khaliif sheegay in kaliya beesha Abgaal oo kamid ah beelaha Hawiye ay ku guuleysan doonto madaxweynaha Soomaaliya gaar ahaan Xasan Sh Maxamuud. ” Xasan Sh lalama tartami karo, abgaal lalama tartami karo, nin ...

Read More »

DEG DEG: Ciidamada AMISOM oo la qarxiyay iyo Meydadka Shacabka oo …

capture

Wararka laga helayo Degmada Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose ayaa sheegaya in Qarax xoogan lagu beegsaday kolonyo ay wateen Xoogaga Nabad Ilaalada ee Midowga Afrika ee AMISOM.     Qaraxan oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa lagu dhuftay Gaadiidka Xoogaga AMISOM, waxaana uu Qaraxa ka dhacay Degaanka Lamabar 60 ee Gobolka Sh.Hoose.  Goobjooge ayaa waxuu sheegay in Qaraxa uu ...

Read More »

AKHRISO: Magacyada & Beelaha ay ka soo jeedaan Xildhibaanada dib loo dooranayo

capture

Madasha wadatashiga Qaran oo saartay qoraal ayaa waxay ku shaacisay 11-kii kursi ee horay loo laalay in 4-ka mid ah dib loogu laabanayo,kuwaasi oo sida la sheegay ku soo baxay hab masuq maasuq. Hogaamiyaasha madasha ayaa sheegay in 7-ka mid ah kuraasta la fasaxay,waxaana cadeyn sababta ka danbeys arintaan. Shanta Xildhibaan ayaa Afar kamid ah waxaa ay ka mid yihiin ...

Read More »