Author Archives: xasan kaahiye

Al-Shabaab oo la wareegay magaalada Marka, kadib markii ay ka baxeen AMISOM

Magaalada-Marka-170x114 (1)

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa la wareegay magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, saacado kadib markii ciidamadii dowladda iyo kuwa AMISOM isaga baxeen. Wararka aanu ka heleyno magaalada ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay ka soo galeen dhanka bari, iyadoo halkaas iska hor imaad kooban uu ku dhex maray Ciidamo madani ahaa oo magaalada ku sugan. Goob joogayaal ku sugan ...

Read More »

Qarax Miino oo Ciidamo ka tirsan Milateriga lagula eegtay duleedka degmada Mahadaay

ciidan-galmudug-170x114 (1)

Ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan ciidamada Milateriga ayaa ku geeriyootay, afar kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii Gaari ay la socdeen lala eegtay Qarax miino oo marayay duleedka degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Wararka ayaa sheegaya in gaariga oo ahaa kuwa dagaalka ee Soomaalida u taqaano Cabdibile uu ku dul istaagay miino dhulka la geliyay. Dhaawacyada ...

Read More »