Author Archives: xasan kaahiye

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo shaaciyey halka laga soo abaabuley dagaalka Gaalkacyo

Sawirka-Madaxweyne-Gaas-150x150

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdweli Maxamad Cali (Gaas) ayaa ka hadlay dagaalada ka socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ee dhexmaraya ciidamada maamulkiisa iyo kuwa maamulka Galmudug. Gaas ayaa sheegay in dagaalkaasi uu yahay mid abaabulan oo qorshe iyo dano siyaasadeed oo gaar ah laga leeyahay. Waxaa uu sheegay iney adkaan doonto iney dowladnimo la wadaagaan wax uu ugu ...

Read More »

Meydadka labo caruur ah oo laga helay Xeebta Muqdisho

xeebta

Meydadka labo caruur ah ayaa galabta laga helay nawaaxiga xeebta Curubo ee magaalada Muqdisho. Caruurtan oo da’dooda lagu qiyaasay dhowr iyo toban jiro ayaa ka mid ahaa dad badan ee maalin walba u dabaal iyo tamashle taga xeebta Curubo. Waxaa la aaminsan yahay iney baddu qaaday, waxaana meydkooda dibeda u soo saaray mowjadaha badda, lamana aqoonsan illaa hadda sida wararku ...

Read More »

Ciidamadii ugu horeeyey ee AMISOM ah oo la geeyey Cadaado

burd_2

Qeybtii u horeysay Ciidamo ka tirsan AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug. Ciidamadan oo ka kala socda dalalka Jabuuti iyo Burundi ayaa ka qeyb qaadan doona sugida amniga doorashooyinka dhowaan lagu wado inay ka dhacaan Cadaado. Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug iyo Saraakiil ciidan ayaa soo dhoweeyay ciidamadan ka socday dalalka Jabuuti iyo ...

Read More »

Beesha Caalamka oo soo dhaweysay doorashada Madaxda Hirshabeelle

beesha_caalamka-696x397

Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Midowga Yurub (EU), Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, iyo Boqortooyada Midowday ee Britain ama Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay sida guusha leh ee lagusoo gunaanaday geedi-socodkii maamul u samaynta Maamulka HirShabelle ee dhowaan la unkay, waxayna u hambalyeeyeen Madaxweyne Cali Cabdullaahi Cosoble iyo Madaxweyne Kuxigeen Cali Cabdullaahi Xuseen oo iyagu qaaday mas’uuliyaddaas culus. Saaxiibada ...

Read More »

Akhriso Magacyada iyo Qabiilada 11-ka Xubnood ee Puntland ku matalaya Aqalka sare

faro_7

Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Garawe waxa ay ku doorteen xubnaha maamulkaasi ku talaya aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo gaaraya 11-xubnood. Xubnaha Baarlamaanka Maamulka Puntland ay doorteen waxaa ku jira Siyaasiyiin caan ah ay ku jiraan Ra’usul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali, Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo Siyaasiyiin kale. Xubnaha Puntland ku matalaya aqalka ...

Read More »

RW Sharmaarke iyo Siyaasiyiin kale oo kamid noqday Aqalka Sare ee Soomaliya

cumar

Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa Maanta Guda galay u Codeynta Xubnaha Aqalka Sare ee Puntland ka soo galaya Dowladda Federaalka Soomaaliya. Illaa Shan Murashax oo u Tartamayay Aqalka sare ayaa soo baxay,waxaana ka mid ah Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, Xildhibaan Jurile, Farxaan Cali Xuseen iyo Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere. Baarlamaanka Puntland ayaa ...

Read More »

Wariye ka tirsan Telefishinka Al-Jazeera oo lagu xiray magaalada Muqdisho

al-jazeera-logo

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa la sheegay inay magaalada Muqdisho ku xireen Wariye katirsan Telefshinka Caalamiga Al-Jazeera iyo labo Sawir qaade oo la shaqeenayay Wariyaha la xiray. Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cabdi fataax Cumar Xalane ayaa Idaacad kutaala magaalada Muqdisho u xaqiijiyay in la xiray Wariye Hamza Maxamed oo u shaqeenayay Telefishinka Al-Jazeera iyo labo sawir qaade oo la shaqeenayay. Xalane ...

Read More »

CADEYN: Dowladda Ethoipia oo sheegtay in laga heshiiyey Colaada Gaalkacyo

Gaas iyo guuleed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay Heshiis hor dhac ah kala dhex dhigtay Maamulada Galmudug iyo Puntland oo ku Dagaalamay Magaalada Gaalkacyo islamarkaana Ciidamada Labada Maamul ay isku hor fadhiyaan Galbeedka Gaalkacyo. War Qoraal ah oo la sheegay inuu ka soo baxay Wasaaradda Amuuraha Dibadda Itoobiya ayaa lagu sheegay in Heshiiska ay Garwadeenka ka tahay Itoobiya Labada ...

Read More »

DEG DEG: Al-shabaab oo ka baxay Degmada Afgooye

afgooye2

War hadda naga soo gaaray Magaalada Afgooye ayaa sheegaya in Al-shabaab ay iskaga baxeen Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose. Goobjoogeyaal ayaa sidoo  kale noo xaqiijiyay in Xaafado ka mid ah Magaalada Afgooye ay yaalaan Meydad ku dhintay Dagaalkii ka dhacay Degmada Afgooye. Dhanka kale Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee SONNA ayaa sheegtay in Magaalada Afgooye ay Gacanta ku hayaan Ciidamada ...

Read More »

Alshabaab Oo Gudaha u galay Magaalada Afgooye

warshadda-gallayda-640x360

Dagaal culus ayaa ka dhacay degmada Afgooye oo 30 km dhinaca konfureed uga beegan caasimadda Muqdisho. Dagaalamayaasha Shabaab oo weerarka soo qaaday ayaa la sheegay inay gudaha u galeen magaalada. Dagaalka ayaa bilowday ka dib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lagu weeraray saldhig ay daganaayeen ciidamada dawladda Soomaaliya. Dabley aad u hubaysan ayaa markaa dabadeed weeraray dhawr saldhig ...

Read More »