13835572_1062336040525217_2111656825_o

Arin naxdin leh: Wariyaasha Muqdisho oo ka sheekeynaya tacadiyada ay ku hayaan madaxda DFS

Bulshada Soomaaliyeed ee kunool magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa intabadan ay cabasho ka muujiyaan tacadiyo ay mararka qaar u gaystaan dadka gashan shaatiga Dowladda iyo weliba kuma AMISOM.

Wariyaashu waxay kamid yihiin dadka kunool magaalada weliba kooda galaangalka badan, kuwaas meel walba oo wax ka dhacaan booqda.

Wariyaasha wardoonayaasha ah ayaa cabasho ka muujiyey tacadiyadda ay kala kulmaan madaxda dowladda mararka ay ku booqdaan xafiisyadooda.

                     Halkan hoose ka daawo Muuqaal

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*