capture

AKHRISO: Magacyada & Beelaha ay ka soo jeedaan Xildhibaanada dib loo dooranayo

Madasha wadatashiga Qaran oo saartay qoraal ayaa waxay ku shaacisay 11-kii kursi ee horay loo laalay in 4-ka mid ah dib loogu laabanayo,kuwaasi oo sida la sheegay ku soo baxay hab masuq maasuq.

Hogaamiyaasha madasha ayaa sheegay in 7-ka mid ah kuraasta la fasaxay,waxaana cadeyn sababta ka danbeys arintaan.

Shanta Xildhibaan ayaa Afar kamid ah waxaa ay ka mid yihiin 11-kii horay loo laalay,waxaana lagu soo daray Xildhibaan horay uga mid ahaa Xubnihii Galmudug lagu soo doortay.

1: Cabdi Maxamuud Maxamed Puntland (Ugaas Saleebaan)

2: Cabdullaahi Maxamed Aadan Jubba Land (Beesha Gaaljecel)

3: Sheikh Shaacir Sheikh Maxamed Koonfur Galbeed (Digil Macalin Weyne)

4: Maxamed C/llaahi Xasan Nuur Hirshabelle (Jidle)

5: C/qaadir Maxamuud Gaafow Galmudug (Murunsade)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*