76-620x330

Ahlu suna & Hirshabelle oo ka dhex tafatay iyo Xiisad ka taagan Matabaan..

Xiisadu dhaxeeysa maamulada Hirshabeelle iyo Ahlu suna ayaa ka taagan degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Wararka ayaa sheegaya in Ahlu suna ciidamo badan hubeysan ay geeyeen degmada Matabaan halkaasi oo laga yaabo iney dirir ku dhexmarto Ciidamada labada maamul.

Maamulka Degmada Matabaan ayaa warbaahinta u sheegay Ciidamada faraha badan ee Ahlusunna ay Magaalada keentay iyo Xiisadda inta ay le eg tahay.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Ahlusunna Ciidamadii ugu badnaa oo wata Gaadiid Dagaal ay Magaalada Matabaan keeneen,waxaana dadka Magaalada jooga ay qabaan Cabsi ah in lagu dul dagaalamo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*